Centre d'assistance juridique en matière de droits de la personne

Soomaali

Kusoo dhawoow shabakadda Internetka ee Xarunta Gargaarka Sharuucda ee Xuquuqda Aadamiga (HRLSC). Waxaan idinku khidmad bixin karnaa 140 luqadood. Nasoo wac, markaana waan isku diyaarin doonaa in aan luqada aad dooratay kugula hadalno.

Waxaad diyaar ku ah ood naga heli kareysaa dokumentiyada hoos ku cad oo Af Soomali ku qoran:

(PDF)

(Word)